Hoppa till innehållet

Idrottsdag i djungeln (somaliska och svenska)

Författare: Jill Newton
Det är full fart i djungeln, aporna flyger mellan grenarna, tukanerna dansar tango, grodorna hoppar och pantrarna skuttar. De gör allt de kan för att vinna djungelspelen. Bara sengångaren tar det lugnt på sin gren och suckar åt de andra. Men är egentligen apan så mycket bättre än sengångaren?
Boken finns på många språk!
Kaynta cayaaro badan ayaa ka socda. Daayeeradu hadba geed ayey ku boodayaan, shimbiro qurux badan ayaa taango cayaaraya, rah ayaa kor boodboodaya oo shabeelkii ayaa isna halkaas ku boodboodaya. Waxayna sidaas u samaynayaan inaan cayaarta kaynta laga badin. Bahal taagtaagsada ayaan waxaas danayneyn oo kuwo kale ku qoslaya. Laakiin daayeerku ma aad buu uga fiican yahay bahalka taagtaagsada? Waa buug ay ka muuqdaan midabo qurxoon iyo dhaqdhaqaaqyo badan oo xayawaan. Waa buug aad ku farxeyso. Wuxuuna ku qoran yahay luuqado badan!

Recensioner - Så här tycker andra om boken

Bli först med att skriva en recension!

Texten kommer att publiceras här på sajten.

Vad tycker du om boken?